Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Wala jir baan wax ku qabsan karnaa

  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • YouTube
  • Snapchat
  • LinkedIn
  • SlideShare
  • Email

Secondary Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • English
    • Somali
  • Menu

Author: Suomen somalialaisten liitto

OGEYSIIS:SHIRKA GU`GA EE SOMALILIITTO

Posted on 14/04/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Keväät kokous 28.5.2011 Sirka Gu`ga Golaha Midnimada Soomaaliyeed  ee( SSL ry)   Golaha Midnimada Soomaaliyeed (SSL) wuxuu ogeysiinayaa xubnihiisa in Continue reading →

Posted in Wararka

Siminaar lagaga hadlayo mukhaadaraadka oo ka dhacaya Maktabada Pasila

Posted on 26/03/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa siminaar ku saabsan mukhaadaraadka  oo uu soo qabanqaabiyey Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Somaliliitto ka dhacayaa 29.3.2011 saacadda 16.00-19.30. Waxaa Continue reading →

Posted in Wararka

Shilalka dabka ka dhasha Finland sanad kasta

Posted on 21/03/2011 by Suomen somalialaisten liitto

TOIMINTA HÄTÄTILANTEESSA                  Finland waxaa sanad walba u dhinta dabka ka kaca guryaha ilaa 90 qof. Waxaa hadaba jira khasaarooyin Continue reading →

Posted in Wararka

Kulan ku saabsan arrimaha doorashada baarlamaanka oo ka dhacaya STOA-Itäkeskus

Posted on 12/03/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa bishan markay taariikhdu tahay 24.3.2011 saacadda 17.00 ka dhacaya xarunta dhaqanka ee STOA kulan ku saabsan arrimaha doorashooyinka iyo Continue reading →

Posted in Wararka

Saido Mohamed oo noqotay gabadhii qaxootiga ee sanadkan

Posted on 08/03/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Vuoden pakolaisnainen 2011 Waxaa maanta ku guulaysatay amaal marinta ah gabadha sanadka 2011 Saido Mohamed. Saciido waxay si mutadawacnimo leh Continue reading →

Posted in Wararka

Koorso lagu tababaray 7 qof oo hagayaal ah oo somaliliitto lagu soo gabagabeeyey

Posted on 24/02/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa xarunta Suomen somaliliitto lagu soo gabagabeeyey tababar u socdey todoba qof oo soomaali ah kuwaasoo baranayey habka xirfaddeed ee Continue reading →

Posted in Wararka

XASUUSIN

Posted on 23/02/2011 by Suomen somalialaisten liitto

KEVÄÄN YHTEISHAKU Waxaa dhalinta soomaaliyeed ee da’doodu ka yar tahay 25 isla markaana aan lahayn xirafad, waxbarashana aan ku jirin Continue reading →

Posted in Wararka

Kulan hordhac ah oo looga hadlayey arrimaha doorashada oo ka dhacay Somaliliitto

Posted on 13/02/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Vaalikeskustelu Somaliliitossa Waxaa maanta oo bishu tahay 13.2.2011 ka dhacay xarunta somaliliitto kulan mihiim ah oo looga arrinsanayey arrimaha doorashooyinka.

Posted in Wararka

Koorso ku saabsan dadka soo haajiray iyo marxaladaha kala duwan ee ay maraan oo lagu qabtay xarunta Suomen Somaliliitto

Posted on 09/02/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Miltä maahanmuutto tuntuu? Waxaa shalay oo bishu ahayd 8.2.2011 xarunta somaliliitto lagu soo gabagabeeyey koorso looga hadlayeey marxaladaha kala duwan ee uu Continue reading →

Posted in Wararka

Golihii-dhexe ee somaliliitto oo shir sanadoodkoodii koowaad ka dhacay xarunta somaliliitto

Posted on 05/02/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Suomen somaliliiton valtuutettujen  kokous 5.2.2011 Waxaa maanta xarunta somaliliitto shir ku yeeshay Golaga dhexe ee ururka midnimada soomaaliyeed ee Finland Suomen somaliliitto.

Posted in Wararka

Facebook

Facebook

Footer Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • English
    • Somali
  • Menu
Copyright © Golaha midnimada Soomaaliyeed 2026.
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.