Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Wala jir baan wax ku qabsan karnaa

  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • YouTube
  • Snapchat
  • LinkedIn
  • SlideShare
  • Email

Secondary Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • English
    • Somali
  • Menu

Author: Suomen somalialaisten liitto

Somaliliitto oo qaban qaabinaysa kulan ku saabsan musharixiinta soomaaliyeed iyo jaaliyadda soomaaliyeed

Posted on 30/01/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Ururka midnimada soomaaliyeed wuxuu ku wargelinayaa dhammaan jaaliyadda soomaaliyeed ee Finland in 22.2.2011 saacadda 16.00-19.00 lagu qaban doono Caisa ,

Posted in Wararka

Koorso dadka shaqo la’aanta ah loogu talagalay oo ka dhacaysa Somaliliitto (Tietoa Työstä Somaliiitossa)

Posted on 27/01/2011 by Suomen somalialaisten liitto

TYÖTÄ, TIETOA JATYÖVOIMAA-projekti 

Posted in Wararka

Doorashada baarlamaanka Finland ee 2011 (Eduskuntavaalit)

Posted on 20/01/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa wadanka Finland ka dhicidoona doorashadii baarlamaanka maalinta axadda ah 17.4.2011. Taariikh ahaan baarlamaankii ugu horeeyey ee Finland waxaa la Continue reading →

Posted in Wararka

Lacagtii xubinnimada(vuoden 2011 jäsenmaksu)

Posted on 16/01/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan xubnaha sharafta leh ee somaliliitto in la gaadhey wakhtigii la bixin-jirey lacagtii xunimada taas oo weli Continue reading →

Posted in Wararka

Siminaar ku saabsan carruurta iyo dhalinta soomaaliyeed oo ka dhacay xarunta somaliliitto

Posted on 06/01/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 7.1.2011 ka dhacay xarunta somaliliitto siminaar lagaga arisanayey caqabaddaha ka  haysta carruurta iyo dhalinta soomaaliyeed Continue reading →

Posted in Wararka

Siminaar ku saabsan xaaladdaha abuurikara wewelka iyo isku buuqa iyo sida looga hortegi-karo oo ka dhacay xarrunta somaliliitto

Posted on 01/01/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa xarunta somaliliitto ka dhacay 22.12.2010 siminaar looga hadlayey waxyaabaha sababi-kara in qofku isku buuqo, welwelka iyo sida caawimada loo raadsado Continue reading →

Posted in Wararka

Koorso gargaarka degdegga ah oo somaliliitto lagu qabtay

Posted on 01/01/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa xarunta somaliliitto lagu qabtay 9.12.2010 koorso gargaarka degdegga ah oo loogu talagalay dumarka soomaaliyeed.

Posted in Wararka

Koorso shaqo loogu raadinayo dadka shahaadooyinka sare haysta

Posted on 28/12/2010 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa dhammaan la ogeyssiinayaa dadka soomaaliyeed ee haysta shahoodooyinka waxbarashada sare ah in la bilaabi-doono koorso dadkaas iyaga ah shaqo loogu Continue reading →

Posted in Wararka

Shir lagu soo qaatay wax qabadka Somaliliitto sanadka 2010 oo lagu qabatay Masaajidka Pasila

Posted on 27/12/2010 by Suomen somalialaisten liitto

Shir kaas oo lagu soo bandhigay wax qabadka Ururka Somaliliitto sanaka 2010 si ay u ogaadaan  dadka xubnaha ka ah Continue reading →

Posted in Wararka

Tababar xirfadda kumbuyuutarka ah oo uu bixiyey ururka midnimada soomaaliyeed ee Finland

Posted on 24/12/2010 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa maanta oo bishu ku beegnayd 26.10.2010 tababar xirfadda kumbuyuutarka ah loogu soo gabagabeeyey xarrunta somaliliitto dumar soomaaliyeed oo gaadhaya Continue reading →

Posted in Wararka

Facebook

Facebook

Footer Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • English
    • Somali
  • Menu
Copyright © Golaha midnimada Soomaaliyeed 2026.
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.