Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland

Wala jir baan wax ku qabsan karnaa

  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • YouTube
  • Snapchat
  • LinkedIn
  • SlideShare
  • Email

Secondary Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • English
    • Somali
  • Menu

Category: Wararka

Ururka Midnimada Soomaaliyeed oo kulan siiyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Finland iyo Professor Axmed Siciid Samatar(+Sawirro)

Posted on 04/03/2011 by Mohamed Bashiir

 Helsinki:(SSL)-Ugu horayntii waxaa hadal kooban shirka ka jeediyay Gudoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland Eng: Cabdirashiid Cawad Diiriye , isagoo Continue reading →

Posted in Wararka

Professor Samatar oo Marti inoogu ah Maalinta Khamiista 3.3.2011 Hotelli Sokos Hotel Presidentti

Posted on 01/03/2011 by Mohamed Bashiir

Waxaa marti inoogu ah magaalada Helsinki 3.3.2011 PROF..AHMED ISMAIL SAMATAR oo ah professor madax ka Machad ku yaalla wadanka Maraykan Continue reading →

Posted in Wararka

Koorso lagu tababaray 7 qof oo hagayaal ah oo somaliliitto lagu soo gabagabeeyey

Posted on 24/02/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Waxaa xarunta Suomen somaliliitto lagu soo gabagabeeyey tababar u socdey todoba qof oo soomaali ah kuwaasoo baranayey habka xirfaddeed ee Continue reading →

Posted in Wararka

Ururka Midnimadda Soomaaliyeed ee Finland oo soo agaasimay Kulan lagu soo bandhiagay Musharixiinta u tar tamaya xil-dhibaanimda Finland(+Sawirro)

Posted on 24/02/2011 by Mohamed Bashiir

Shirkan oo  lagu soo bandhigay Musharaxiinta u tar tamaya Xilka Baarlamaanka wadanka Finland oo uu soo  agaasimay Ururka Midnimadda Soomaaliyeed ee Finland Continue reading →

Posted in Wararka

XASUUSIN

Posted on 23/02/2011 by Suomen somalialaisten liitto

KEVÄÄN YHTEISHAKU Waxaa dhalinta soomaaliyeed ee da’doodu ka yar tahay 25 isla markaana aan lahayn xirafad, waxbarashana aan ku jirin Continue reading →

Posted in Wararka

Kulan hordhac ah oo looga hadlayey arrimaha doorashada oo ka dhacay Somaliliitto

Posted on 13/02/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Vaalikeskustelu Somaliliitossa Waxaa maanta oo bishu tahay 13.2.2011 ka dhacay xarunta somaliliitto kulan mihiim ah oo looga arrinsanayey arrimaha doorashooyinka.

Posted in Wararka

Koorso ku saabsan dadka soo haajiray iyo marxaladaha kala duwan ee ay maraan oo lagu qabtay xarunta Suomen Somaliliitto

Posted on 09/02/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Miltä maahanmuutto tuntuu? Waxaa shalay oo bishu ahayd 8.2.2011 xarunta somaliliitto lagu soo gabagabeeyey koorso looga hadlayeey marxaladaha kala duwan ee uu Continue reading →

Posted in Wararka

Golihii-dhexe ee somaliliitto oo shir sanadoodkoodii koowaad ka dhacay xarunta somaliliitto

Posted on 05/02/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Suomen somaliliiton valtuutettujen  kokous 5.2.2011 Waxaa maanta xarunta somaliliitto shir ku yeeshay Golaga dhexe ee ururka midnimada soomaaliyeed ee Finland Suomen somaliliitto.

Posted in Wararka

Somaliliitto oo qaban qaabinaysa kulan ku saabsan musharixiinta soomaaliyeed iyo jaaliyadda soomaaliyeed

Posted on 30/01/2011 by Suomen somalialaisten liitto

Ururka midnimada soomaaliyeed wuxuu ku wargelinayaa dhammaan jaaliyadda soomaaliyeed ee Finland in 22.2.2011 saacadda 16.00-19.00 lagu qaban doono Caisa ,

Posted in Wararka

Koorso dadka shaqo la’aanta ah loogu talagalay oo ka dhacaysa Somaliliitto (Tietoa Työstä Somaliiitossa)

Posted on 27/01/2011 by Suomen somalialaisten liitto

TYÖTÄ, TIETOA JATYÖVOIMAA-projekti 

Posted in Wararka

Facebook

Facebook

Footer Menu

  • Bogga hore
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland
    • Mashruucyada
    • Bogag faa’iidooyin leh
  • Wararka
  • Nalasoo xiriir
  • Mashruuca ”Fursadaha Isku Midka ah ee Dhallinyarada” (SAMANU)
  • Mashruuca xulashooyin ammaan leh oo ay bulshadu garabsanayeaan
  • Somali
    • Suomi
    • English
    • Somali
  • Menu
Copyright © Golaha midnimada Soomaaliyeed 2025.
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.