Somaliliiton Anti-marginalization projekti

Golaha midnimada Somaliliyeed ee Finland ”Somaliliitto” ayaa maanta oo taariikhdu tahay 18.11.2014 kulan u qabaday hooyooyinka Somaliyeed ee Finland Degan.Kulankaas oo looga hadlayey laqabsashada Finland dhibaatooyinka la soo darsah dadka laga tirada badan yahay ee Finland kunool,,ilmaha waxbarashadooda iyo wiliba markey waxbarasha sare dhameeyaan sidii ay qasho u helilahaayeen.IMG_1440

Waxaa kulankaas oo ay ka soo qayb galeen dadka la duwan, ayaa waxaa sidoo kale marti ku ahaa Finaland kana soo qaybgaley Mudane Dick Williams oo ah madaxa hay’adaha arimaha bulsha ee qaybta UK.IMG_1437

Kulanka oo ay ka soo baxeen fikradoh wax ku ool ah, ayaa ugu horeyntii Mudane  Dick Williams wuxuu balan qaadey codsiga Dumarka Soomaaliyeed uu kala hadli doonoh cidkasta oo ay quseysoh inta uu joogoh Finland, Sidoo kale waxay Dumarkii kasoo qayb galey codsadeen in kulamada noocaan oo kale ah la joogteeyoh, Madaxda Golaha Midnimada Somaliyeedna wey balanqaadey.

IMG_1438