Suomen somalialaisten liiton vuosikokous

Suomen somalialaisten liiton sääntömääräinen vuosikokous järjestetään lauantaina 21.5.2016 Pasilan kirjastotalolla klo 10-15.  Kokouksessa valitaan mm. liiton valtuuston uudet jäsenet. Valtuuston jäsenyydestä kiinnostuneita pyydetään olemaan yhteydessä Golaha Dhexheen: golaha.dhexe@somaliliitto.fi

Kokouksen asialista:

  1. Suomen somalialaisten liiton toimintakertomus 2015
  2. Vuoden 2015 tilinpäätös
  3. Liiton valtuuston vaalit
  4. Muut esille tulevat asiat

* * *

Shirka sanadlaha ee golaha midnimada Soomaaliyeed waxaa lagu qaban doonaa maktabada Pasila taariikhda markay tahay 21.5.2016 saacada 10-15. Shirkaas waxaa lagu dooranaayaa xubnaha cusub ee golaha dhexe.

Dadka xiiseynaaya inay xubin ka noqdaan waxaan ka codsaneenaa inay lasoo xariiraan Golaha Dhexe. golaha.dhexe@somaliliitto.fi

Ajandaha shirka:

  1. Warbixin ku saabsan wax qabadkii golaha midnimada Soomaaliyeed sanadii 2015ka
  2. Cadaymaha dhaqaalaha 2015ka
  3. Doorashooyinka golaha midowga dhexe
  4. Iyo arimaha kale ee lasoo bandhigo

 

law_www