Lauantaina 26.marraskuuta 2016 iltapäivällä Suomi Ensin –liike järjestää mielenosoituksen maahanmuuttoa vastaan. Mielenosoitus järjestetään Puhoksessa Itä-Helsingissä. Mielenilmauksesta on uutisoinut mm. Helsingin Sanomat.
Suomen somalialaisten liitto kehottaa toimimaan rauhallisesti mielenosoituksen yhteydessä, sillä provosoitumisesta ei ole kuin haittaa. Jos mahdollista, vältä oleskelua alueella lasten kanssa. Poliisi on ilmoittanut olevansa paikalla takaamassa mielenilmaisun rauhallisuuden.
Helsingissä 25.11.2016
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Midnimada Soomaliyeed:
Baraarujin in Xasiloonidda aan ilaalinno intuu banaanbaxa socdo
Waxaa Sabtida soo socoto 26.11.2016 galabteeda ka dhici doono banaanbax looga soo horjeedo ajaanibta soo galeeyso wadanka. Banaanbaxaas waxaa qabandoonaan Suomi Ensi Liike, waxuuna ka dhici doona Puhoksessa Itä-helsinki oo u dhaw masaajidka Itäkeskus. Banaanbaxa waxaa ka qoray Helsingin Sanomat.
Waxeey Golaha Midnimada Soomaaliyeed idinku boorineeysaa inaadan la caadifoonina banaanbaxa. Hadeey idiin saamixeeso in joogitaanka goobtaas yareesataan, ilmihinana aadan keenina waqtigaas. Pooliiska wuxuu sheegay inuu goobjoog ahaandoono, si uu u xaqiijiyo inuu banaanbaxaas ku dhaco si nabadda ku saleesan.
Goobta Helsinki 25.11.2016