
Perjantaina 19.10.2018 klo 17!
Tule hakemaan vastaukset mm. näihin kysymyksiin:
– Mikä on Wilma?
– Mihin sitä käytetään?
– Kuka saa Wilmaa käyttää?
Tule oppimaan Wilman käyttöä aivan perusteista lähtien suomeksi ja somaliksi.
Opetus on ILMAISTA!
Lisätietoja: ayan.ahmed@somaliliitto.fi
TERVETULOA!
WAALID MA TAHAY?
KAALAY OO BARO SIDA LOO ISTICMAALO WILMA-DA

Jimcaha 19.10.2018, Saacadda 17 -19
Waa maxay wilma? Xaggee loo isticmaalaa? Yaa loogu talagalay inay wilma-da isticmaasho?
Kaalay oo baro sida loo isticmaalo wilma-da, iyadoo bilow lagaaga bilaabayo, isla markaana luqadaha finnish-ka iyo soomaaliga laguugu sharaxayo. Meesha lagu qabanayo waxbarashadan waa xafiiska jaaliyadda soomaalida finland (suomen somalialaisten liitto) oo ku yaalla xaafadda hermanni
[waxaa xafiiska agtiisa ku keenaya taraam-yada 6 iyo 8, iyo sidoo kale bassas aad u tiro badan]
Waxbarashadu waa lacag la’aan.
Macluumaad dheeraad ah haddii aad doonayso la xiriir: ayan.ahmed@somaliliitto.fi
GACMO FURAN KU SOO DHOWOOW!
Kommenttien kirjoittaminen edellyttää että olet kirjautunut.