Voita leffaliput!

Liiton Facebook -sivulla on menossa arvonta, joka toteutetaan kun sivulla on 1000 seuraajaa. Voittaja saa leffaliput ja arvontaan voi osallistua tykkäämällä alla olevasta postauksesta ja kommentoimalla sitä.

Jaa postaus myös omalla feedillä, niin kavereillasikin on mahdollisuus voittoon!


Waxaa jiri doona qori tuur ama bakhtiyaa nasiib! loo sameyn doono dadka nagala socda facebook-ga marka u horeysa ee ay tiradoodu gaadho 1000 qof. Qori tuurku ama bakhtiyaa nasiibku wuxuu noqon doonaa labo (2) tigid oo nooca filimada lagu galo ah. Tartanka qori tuurka ama bakhtiyaa nasiibka waxaad uga qayb gali kartaa adigoo taabta ama riixa masawirkan.