Työttömille suunnattu seminaari
Taariikhdu markay ahayd 9.9.2011 ayaa Siminaar ay soo qaban qaabsay Somaliliitto lagu qabtay xafiiska Somaliliito waxaana lagu baranayay sidi dadka shaqa la aanta ah loogu heli lahaa xirfad shaqo ,waxyaabihii siminaarku ku saabsanaa waxaa ka mid ah in lagu dhiira geliyo in la barto xirfadah ay ka mid yihiin , dhismaha ,Caafimaadka , korontada, iyo dhamaan xirfadaha shaqooyinka lagu helaayo.
Somaliliitto waxay dadka shaqa la aanta ah ku dhiiragelisay in la yeesho xirfada shaqo si ay u fududaadto in qofku uu helo shaqo waxayna suurta gal ku noqon kartaa in marka hore lagu da,daalo in la barto xirfada qofku uu xiisaynayo, waxaa sidoo kale ka mid ahaa in shaqooyin lagu soo bandhigo ciwaanka WWW.MOL.FI oo aad ka heli kartaan dhamaan shaqooyinka bannaan iyo waxbarashada intaba .
Sinminaarkan waxaa maalgelinttisa islkalahaa Helsinki-Koupunki waxayna iska kaa shadeen Ururka midnimada Soomaaliyeed ee Somaliliitto.
Mohamed Bashir
Kommenttien kirjoittaminen edellyttää että olet kirjautunut.